|
BBC Somali
-
Hargeysa 17 qof ayaa lagu xukumay dil
Somaliland maxkamad ku taalla Hargeisa, waxa ay maanta dil ku xukuntay 17 dil, halka shan qofna lagu xukumay xabsi daa'in.
-
Qarax ka dhacay magaalada Mombasa
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay shan qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax xalay ka dhacay baar ku yaal magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
-
Dastuurka Soomaaliya oo dhamaad ku dhow
Wasiirka dastuurka ee dawladda federalka Somaliya Cabdiraxman Xoosh Jibriil ayaa sheegay inay meel gabagaba ah marayso hawsha dastuurka.
-
WFP oo kaarar cunto siineysa qoysas ku dhibaateysan Soomaaliya.
Barnaamijka Qaramada Midoobay ee cuntada aduunka WFP ayaa sheegay in ay kaarar ay cunto ku qaataan ay siinayaan deegaano ka tirsan Soomaalia.
-
MSF Belgium oo xiraysa xarumo caafimaad
Hey'adda samafalka ee MSF ee ka hawlgasha Soomaaliya ayaa sheegtay inay go'aansatay inay xirto xarumo caafimaad.
-
Francois Hollande oo xilka loo dhaariyay
Madaxweynaha cusub ee dalka Farnsiiska, Francois Hollande, ayaa maanta loo dhaariyey, jagada madaxtinimada waddanka Farnsiiska, xaflad ka dhacday guriga Madaxtooyada ee magaalada Paris ee Elysee Palace.
-
7 ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay Hargeysa
Ugu yaraan toddobo qof oo ay ku jiraan saddex askari ayaa ku dhintay magaalada Hargeysa, markii iska hor imaad hubeysan uu dhexmaray saaka ciidamada Somaliland iyo dad shacab ah oo hubeysan.
-
Ciidanka EU oo weerarray burcad badeed
Ciidamada badda ee Midowga Yurub ee ka hawlgala xeebaha Soomaaliya, ayaa sheegay in weerarkoodii ugu horreeyay ee dhulka ah ay xalay ka fuliyeen meel u dhaw Xarar Dheere.
-
Ganacsiga daawooyinka iyo dalxiiska Tunisia
Tunisiya ayaa ah wadan aan lahayn qayraad badan oo dabiici ah ama warshado badan waxay lacagta ugu badan uu wadanka ka helaa dalxiiska.
-
Soomaali lagu xiray UK
Weerarka ciidamada amaanka ee Britain waxaa uu dhacay subaxnimadii hore ee maanta, iyadoo lagu tilmaamey inuu ahaa halwagal horey loo sii qorsheeyey.
-
Cayaaraha
Barnaamijka cayaaraha ee BBC
-
Xaflad Sport oo ka dhacday London
Munaasabadda waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan bahda maamulka, cayaartoy iyo taageerayaal cayaaraha Soomaalida UK.
-
Aqoonyahan ku geeriyooday Nairobi
Allaha u naxaristee waxaa magaalada Nairobi waxa ku geeriyooday, Cabdi-Xayi Cismaan Garaad. Wuxuu la taliye ku ahaa wasaaradda dastuurka dowladda ku meelgaarka ah ee Soomaaliya.
-
Ku soo dhawaada London
Cayaaraha Olympics ee London 2012
-
Hargeysa 17 qof ayaa lagu xukumay dil
Somaliland maxkamad ku taalla Hargeisa, waxa ay maanta dil ku xukuntay 17 dil, halka shan qofna lagu xukumay xabsi daa'in.
|
|
|